Ciidanka xoogga dalka oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa duqeyn waxa la sheegay in ay duqeymo ka fuliyeen deegaan Saaxa-weyne ee gobolka bay
waxaana lasheegay in duqeyntaasi lagu dilay horjooge sare oo dagaalamayaasha Al-shabaab ka tirsan iyo tiro xubno ah.
War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay duqeynta lagu beegsaday dagaalamayaasha Alshabaab.
Halkaan Hoose Ka Aqriso


