Dowladda Oo War Kasoo Saartay Duqeymo Laga Fuliyay Deegaano Ka Tirsan Gobolka Bay

0

Ciidanka xoogga dalka  oo kaashanaya taliska Mareykanka ee Africa (Africom) ayaa duqeyn waxa la sheegay in ay duqeymo  ka fuliyeen deegaan Saaxa-weyne ee gobolka bay

waxaana lasheegay in duqeyntaasi lagu  dilay horjooge sare oo dagaalamayaasha Al-shabaab ka tirsan iyo tiro xubno  ah.

War qoraal ah oo ka soo baxay dowladda Soomaaliya ayaa lagu xaqiijiyay duqeynta lagu beegsaday dagaalamayaasha  Alshabaab.

Halkaan Hoose Ka Aqriso 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here