Dowladda Oo Wada Qorshe Ciidamo Ay Ku Geeynayso Gobolka jubbada Hoose

0

Dowladda faderaalka ah ayaa waxa lagu soo waramayaa in haatan ay waddo qorsho ay ku dooneyso in ay ciidamo ku daabusho deegaano ka tirsan gobolka jubbada hoose

Muddooyinkii dambe dowladda faderaalka somali ayaa ciidamo ku daabuleysay gobolka gedo Waxaana hada lasoo sheegayaa in dowladu ay wado in ciidamada loo daabulayo gedo ay uweceso dhanka gobolka jubbada hoose

Mid ka mid ah saraakiilsha ciidanka dowlada oo la hadlay warqabadka idaacada simba ayaa waxa uu sheegay in ciidamada dowladdu ay tagayaan degmada ceelwaaq islamarkaasna ay gacanta ku dhigayaan

Waxaana uu sheegay in ciidanka dowladda bilaha soo socda la geenayo gobolka jubbada hoose iyo deegaanada hoose yimaada iyaguna ay ka talin doonan

Dhankale sarkaalka ayaa tilmaamay in ciidamada dowladda ee ku sugan goblka gedo ay qorshenayaan in ay u wareejinayaan deegaanada gobolka jubbada hoose

Dowladda Soomaaliya ayaa ciidamo muddooyinkii dambe u daabuleeysay gobolka gedo

waxaana jirtay in Maamulka jubbaland masuuliyiin ka tirsan ay qaylo dhaan xoogan arintaasi ka muujiyeen islamarkaasna ay dalbadeen in dowladdu ay kasoo saarto gobolkagedo ciidamada ay ku daabushay

dowladda xirriirka dib loo masiyadeed ay ujartay dhigeeda dowladda keenya oo ay sheegtay in ay soo fara galisay arimo ku saabsan gudaha Soomaaliya gaar ahaana tan jubbaland

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here