Akhriso:-Cabdi Xaashi oo Ka Hor Yimid Jadwalka Doorashada Aqalka Sare

0

Guddoomiyaha Aqalka Sare, Siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Somaliland ayaa ka soo horjeestay jadwalka doorasho ee ay soo saareen Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here