Wararka Akhriso:-Cabdi Xaashi oo Ka Hor Yimid Jadwalka Doorashada Aqalka Sare By Radio Simba - Aralık 24, 2020 0 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Guddoomiyaha Aqalka Sare, Siyaasiyiinta iyo odayaasha dhaqanka ka soo jeeda Gobolada Waqooyi Somaliland ayaa ka soo horjeestay jadwalka doorasho ee ay soo saareen Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada heer Federaal.