warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya banan baxayo balaaran oo Ka bilawday magaalada baladweyne iyadoona wararku ay sheegayaan in banaanbaxyadaan ay yihiin kuwa rabshada wata
banan baxyadaan ayaa waxa la sheegay in looga soo horjeedo maamulka cusub ee hirshbeele dowladdu ay ka dhistay
dad badan oo shacab ah kuwaasi oo ka careysan qaabka ay u dhacday doorashada mamaulka hirshabeele iyo imaanshiayaha madaxweynaha cusub ee hirshabeele ayaa isku soo bax xoogan ka sameeyay xaafadaha magaalada baladweyne
waxaana ay dadkaan dhigayay banaanbaxayada rabshadaha wata ay ku qeeylinayeen ma dooneyno maamulka cusub ee hirshabeele iyo erayo kale iyagoona daagirana gubayay
marba marka kasiidambeeysa ayaa waxa la sheegay in ay sii xoogaysanyan rabshadaha iyo bananbaxayada ka bilawday baladweyne
xaalada maanta magaalada baladweyne ayaa waxa lasoo sheegayaa in ay tahay mid aad u kacsan oo ay ka socdaa banaan baxyo waaweyn




