Banaan Baxyo Rabshada Wata Oo Ka Socda Magaalada Baladweyne Ee Gobolka Hiiran+SAWIRO

0

warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya banan baxayo balaaran oo Ka bilawday magaalada baladweyne iyadoona wararku ay  sheegayaan in banaanbaxyadaan ay yihiin kuwa rabshada wata

banan baxyadaan ayaa waxa la sheegay in looga soo horjeedo maamulka cusub ee hirshbeele dowladdu ay ka dhistay

dad badan oo shacab ah kuwaasi oo ka careysan qaabka ay u dhacday doorashada mamaulka hirshabeele iyo imaanshiayaha madaxweynaha cusub ee hirshabeele ayaa isku soo bax xoogan ka sameeyay xaafadaha magaalada baladweyne

waxaana ay dadkaan dhigayay banaanbaxayada rabshadaha wata ay ku qeeylinayeen ma dooneyno maamulka cusub ee hirshabeele iyo erayo kale iyagoona daagirana gubayay

marba marka kasiidambeeysa ayaa waxa la sheegay in ay sii xoogaysanyan rabshadaha iyo bananbaxayada ka bilawday baladweyne

xaalada maanta magaalada baladweyne ayaa waxa lasoo sheegayaa in ay tahay mid aad u kacsan oo ay ka socdaa banaan baxyo waaweyn

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here