Deg Deg :- Qarax xoogan oo Gordhaw Ka Dhacay magaalada Muqdisho

0

Qarax xoogan oo qasaare geystay ayaa waxa uu ka dhacay isgooska mirinaayo ee degmada c.casiis
qaraaxaan oo jugtiisa inta badan laga maqlay inta badan degmooyinka ku yaal caasimada muqdisho ayaa waxa la sheegay in lala beegsaday gaari uu la socday mareeyyaha dekada muqdisho

waxaana wararku ay sheegayaan in qaraxaan uu ka dhashay qasaare kala duwan islamarkaasna uu qaraxan ka badbaaday maareaha degkada muqdisho axmed waashitoo

qaar ka mid ah ilaalada maareyaaha ayaa las heegay in waxyeelo ay kasoo gaartay qaraxa islamarkaasna ay kudhaawacmeen ilaa iyo sadax ruux oo ilaaladiisa ah

majirto cid ka hadashay qaraxaan gordhaweyd ka dhacay magaalada muqdisho

ciidamada dowladda ayaa waxa lagu soo waramayaa in ay gabi ahaaba buux dhaafiayay halka uu qaraxu ka dhacay

qaraxaana ayaa waxa uu imaanaya xilli xalay qaraxoogan oo dhaliyaro badan ay ku baaba een ku ka dhacay maqaayad ku taal meel aan ka fogeyn gooroonka diyaaradaha aadan cade ee mudisho
Qaraxaasi oo la xaqiijiyay in ay ku dhinteeen 7 qof halka ay ku dhaawaxmeen ilaa iyo sideed ruux

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here