Sarkaal Mareeykan Ah Kana Tirsanaa CIA Oo Lagu Dilay Gudaha Soomaaliya

0

sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka CIA  Mareykanka ayaa lagu dilay gudaha dalka somaliya sida uu daabacay wargeyska new york times ee kasoo baxa  cariga mareykanka

wargeyska ayaa inta badan qariyay qaabka uu  u dhacay dilka sarkaalkan mareynka ah balse waxa uu sheegay in  howlgalo lagu dilay

waxaana uu sheegay wargeesku uu tilmaamay in sarkaalka uu u geeriyooday dhaawac soo garay mana aysan sheegin indilku uu ahaa dagaal toos ah iyo in kale

sarkaalkaan la dilay waxa la sheegay in uu ahaa sarkaal mid aad u shaqa badan firfircoocoon in badabna shaqadaan kusoo jiray islamarkaasna lagu dilay howlgalo ka dhacay gudaha  soomaaliya

 

Dilka Sarkaalka ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili Dowladda dalka mareykan  dhawaan ay shaacisay in ciidamadeeda jooga gudaha soomaaliya ay la baxayso

mareykanka ayaana saraakiil iyo ciidamo badan ka joogaan guadaha soomaaliaya kuwaas Oo tababar iyo howlgalada nabad ilaalinta ujooga soomaaliaya

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here