sarkaal sare oo ka tirsan ciidanka CIA Mareykanka ayaa lagu dilay gudaha dalka somaliya sida uu daabacay wargeyska new york times ee kasoo baxa cariga mareykanka
wargeyska ayaa inta badan qariyay qaabka uu u dhacay dilka sarkaalkan mareynka ah balse waxa uu sheegay in howlgalo lagu dilay
waxaana uu sheegay wargeesku uu tilmaamay in sarkaalka uu u geeriyooday dhaawac soo garay mana aysan sheegin indilku uu ahaa dagaal toos ah iyo in kale
sarkaalkaan la dilay waxa la sheegay in uu ahaa sarkaal mid aad u shaqa badan firfircoocoon in badabna shaqadaan kusoo jiray islamarkaasna lagu dilay howlgalo ka dhacay gudaha soomaaliya
Dilka Sarkaalka ayaa waxa uu ku soo aadayaa xili Dowladda dalka mareykan dhawaan ay shaacisay in ciidamadeeda jooga gudaha soomaaliya ay la baxayso
mareykanka ayaana saraakiil iyo ciidamo badan ka joogaan guadaha soomaaliaya kuwaas Oo tababar iyo howlgalada nabad ilaalinta ujooga soomaaliaya

