Laba Qarax Oo Lagu Weeraray Ciidamo Ka tirsan Dowladda iyo Khasaare Ka Dhasshay

0

saacadii lasoo Dhaafay ayaa waxa la sheegay in ciidamoka tirsan dowladda oo uu tababar usocday lagu weeraray duleedka garoonka balidoole ee gobolka shabeelaha hoose

wararka ayaa waxa ay sheegayaan in weerar qasaare kala duwan geeystay lala beegsaday ciidamada dowladda kuwaasi oo kusoo jeeday deegaanka leego ee gobolka shabeelaha hoose

Al-shabaab ayaa sheegatay masuuliyada weerarkaasi waaxaana ay barahooda in terneetka ku sheegeen in 12 askari oo ka tirsanaa ciidamada dowladda ay ku dileen weerar qaraxyo ah ah oo ay ku qaadeen

al-shabaab waxa ay sheegeen in weerarkaan uu aahaa laba qarax oo is xig xigtay islamarkaasna ay la beegsadeen ciidamo uu tabbarayay mareykanku

sidookale waxa ay shabaabku sheegteen in ay gaadiid ay ciidamada dowladda uga gubeen weerarkaasi ka dhacay gobolka shabeelaha hoose gaar ahaa duleedka bali doogle

marjirto wax war ah oo Kasoo baxay Laamaha Amniga Dowladda oo looga hadlayo weeraradaasi qaraxyada ah ee la sheegay in lagu qaaday ciidamada dowladda

Ciidamada kumaandoosta somalia oo uu tababaro mareykanku ayaa daagaal inta badan al-shabaab kula deegaanada dhaca gobolka dhabeelaha hoose

iyadoo dhowr jeer ay labada dhinac guulo kala sheegteen dagaalao ka dhacay gobolka shabeelaha hoose

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here