Shirka Musharaxiinta Madaxweynaha Oo Maalintii Afaraad Lasoo Gabagabeynayo iyo War Murtiyeed la filayo in laga Soo Saaro

0

shirka midowga musharaxiinta madaxweynaha somalia ayaa waxa uu maanta galayaa maalintiisii afaraad waxaan marba marka kasii dambeysa  sii kordhaya syaasiyiinta  ka qeyb galaya shirkaan iyadoonna la filayo in shirka musharaxiinta mucaaradka lafilayoin maanta la soo gabgabeeyo

xalay ayay aheyd markii shirka musharaxiinta madaxweynaha ay ka qeyb galeen gudoonka barlamaanka jamhiriyada faderaalka somaliya

lama oga sababta rasi miga ah ee ka dambeysa ka qeybgalka gudoomiyaha golaha shacabka maxamed mursal sheeq cabdiraxmaan iyo Ku xigeenkkisa Koowad cabdi wali sheeq ibraahim muudeey

waxaana silama filaan ah ay mar qura uga soo muuqdeen shirkaan

wararka qaar ayaa waxa ay sheegayaan in ka qeyb galka shirkaan ee gudoonka barlamaanka somaliya ay aheyd casuumad lagu caasuumay shirkaan sidaasna ay uga qeyb galeen

halka wararka qaarna ay tilmaamayaan in ka qeybgalka shirka midowga  musharaxiinta Gudoomiye mursal iyo muudey ay aheyd codsi horay ay usoo gudbisteen oo musharaxiintu ay ka aqbaleen

gudoomiyaha golaha shacabka maxamed mursal shiiq cabdi raxmaan ayaa waxa lagu tiriyaan xubnaha ugu sareya dowladda ee aadka ugu dhawmadaxweynaha haatan talada dalka maxamed cabdulahi farmaajo lkn si lama filaan ah loogu arkay shirka musharaxiinta mucaaradka kuwaasi oo dhaliilsan guddiga doorashada ee ay soo magacowday dowladda faderaalka ah guddigaasi oo ay ku eedeeyeen in ay ku jiraan shaqaale rayad ah iyo xubno ka tirsan ha,ada nabad sugida iyo sirdoonka qaranka ee nisa

isku soo wadda duuboo maanta ayaa lagu wadaa in lasoo gabgabeeyo shirka midwga musharaxiinta madaxweynaha somalia

waxaana gabagabada shirka lafilayaa in looga soo saaro war murtiyeed ku saabsan arimaha doorashooyinka ee ay cabashada ka qabaan musharaxiintu iyadoo ay xusid mudantahay in sadexdii maalin ee hore ay musharaxiintu soo saare qodobo dhowr ah oo ay sheegeen in loobaahanyahay in isbadal lagu sameeyo guddiga doorashada iyo in la helo hanan hufan oo ku aadan doorashada

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here