Guddomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdilaahi ayaa magacaabay 8-da Xubnood ee Guddiga Deegaan Doorashada Xildhibaannada ka soo jeedda Gobolada Waqooyi (Somaliland), isagoo hore u magacaabay Afartii xubnood ee Heer Federal ee Doorashada iyo Khilaafaadka



