wararka an ka helayno magaada boosaso ee gobolka bari ayaa waxa ay kusoo waramayaan in xalay gudaha madaagada ay koox dhaliayara oo isku dhacay ay iska dileen ilaa iyo laba ruux
waxaa la sheegay in dilka labadaan dhalinyarada ah loo adeegsaday toorey islamarkaasna ay dhalinyaro kala ay tooreeyeen
warar hoosen oo aan helayno ayaa waxa ay sheegayaan in qaar ka mid ah dhalinyaradii dilkaasi geeysay ay gacanta kusoo dhigeen ciidamada amaanka kadib howlgalo dilka kadib gudaha maalada boosaaso
Taliska booliska magaalada boosaaso ayaa waxa ay sheegeen in loobaahanyahay in la isdajiro oo aan wax argagax ah la muujin falkaan islamarkaasi markii ay baarinaato sameeyaan ay soo gudbin doonan
maamulka degmada boosaaso uu ugu baaqay dadka shacab ka ah in aysan wax walwal ah ka muujin falkaan baarintaanada socdana lagu kalsoonaado
waxaana wararku ay sidookale xiriin dhalinyaro lagu tuhmayo in ay ka dambeeyeen dilka tooreyda loo adeegsaday ee ka dhacay magaalada boosaaso islamarkaasna ay haatan ku jiraan xabsiyo ku yaala magaalada
amaanka magaalada boosaso ee gobolka bari ayaa mudooyinkii dambe ahaa mid mid wanaagsan waxaana la sheegay in aysan ka dhicin falal amnidaro walow ay marar ay jiraan dilal ay magaalada boosaaso ka geeysan xiliyada habeenkii ah kooxo aan heybtooda la garaneyn

