maalmihii aan soo dhaafnay magaalada guriceel ee gobolka galgaduud ayaa waxa ka soconayay is qabqabsi la xariira maamulka masaajida ku yaala magaalada
waxaana jirtay in dhowr masjid oo ku yaala guriceel dhamaanba la xiray kadib markii kooxa diimeed ay isku qabsadeen islamarkaas uu muran xoogan uu ka yimid iyanoona falalkaasi oo xiray rag badan oo culuma ah kuwaas oo la sheegay in ay wadeen kicinta rabshado ka dhacay magaala guriceel
mid ka mid wax garadka magaalada guriceel oo wareysi gaar ah idaacada simba ayaa waxa uu sheegay in dhibaatooyin badan ay la kulmayaan culumada ahlusuna oo sheegay in rag iyaga kasoo horjeeda ay doonayan in magaalada gala sooro
waxaana uu xubno ka tirsan dowladda faderaalka ah uu ku eedeeyay in ay ka dabeeyaan falalkaasi islamarkaasna ay culumadii ahlusuna iska xirxiranayaan.
dhankale wax gaadka ayaa waxa uu tilmaamay in maamulka ka galmudug uu lug ku leeyahay falalka lagu la kacayo culumada ahlusuna
waxaana uu sheegay in culumada ahlusuna ay yihiin kuwa in baan soo jiray siina jiri doona loona baahanyahay in dhibaatada laga dhaafo
Maamulka ahlusuna oo muddo dheer ka ariminayay gobolada dhexe ee dalka ayaa waxa 10 ka dib kala wareegtay maamulkaasi dowladda faderaalka somaliya
waxaana marba marka dambeysa magaalada guriceel kasoo yeereysa qeyldhaanta iyo cabashada la xariirta kooxa diimeed isku heysta masaajida ku yalaa magaalada cidi ka arimin la heyd iyadoo ay xusid mudan tahay in habeeno ka hor xiligii saalado cisho ka dib kooxo an la garaneyn ay rasaas ku fureen masjid ku yaala guriceel
walow aysan jirin wax qsaara ah oo laga soo wariyay

