Ana Sayfa Wararka Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Dakaha iyo Kaluumeysiga Galmudug Oo Gaaray Magaalada Hobyo

Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Dakaha iyo Kaluumeysiga Galmudug Oo Gaaray Magaalada Hobyo

0
Wafdi Uu Hogaaminayo Wasiirka Dakaha iyo Kaluumeysiga  Galmudug Oo Gaaray Magaalada Hobyo
Wafdi uu hugaaminayay wasiirka Dekedaha iyo Kaluumaysiga Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa gaarey Magaalo xeebeedka Hobyo ee Gobolka Mudug waxaana Hugaaminahya Wafdiga wasiirka Dekedaha DFS & Safiirka talyaaniga ee Soomaaliya & Masuuliyiin sar sare oo ka tirsan Ha,adda WFP waxaana u jeedka safarkaan uu yimaden xarig jarka dhismo Deked macmal ah oo ay dhisidoonto Ha,adda WFP.
Wasiirka Dekedaha Galmudug Cabdi Saabir Nuur Shuuriye ayaa dhawaan magaalada London ku saxiixey hishiis lagu dhisayo Dekeda Hobyo waxaana Dekedaan Macmalka ah suurta galin doontaa in qalabka lagu dhisayo dekeda laga soo dajiyo marka laga reebo inay ka faaidaystaan ganacsatada ree Galmudug
wafdigaan ayaa waxa la sheegay in magaalada hobyo ay utageen arimo la xariira dhismaha dakada magaalada  hobyo ee gobolka mudug

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here