musharaxiinta utartameeysa madaxweynaha jamhuuriya faderaalka somaliya ayaa kasoo horjeestay gudigga doorashda kaas oo uu dhwaan magacaabay raiisu wasaraha xukuumada daeraalka somaliya maxamed xuseen rooble
waxaana ay sheegeen in gudigan uu yahay mid ay ku dheehantahay ku shubayo cod iyo boob islamarkaasna aysan ka qeybgaleeyn doorashada
waxa ay tilmaameen in gudigaan ay ka buuxan shaqaale dowladeed iyo kuwa laga soo xulay sida ay sheegeen hay,ada nisa
Halkaan Hoose ka Akhriso
