Ana Sayfa Wararka Akhriso :- Mushraxiinta Xilka Madaxweynaha Somaliya Oo Kasoo Horjeedtay Guddiga Doorashada Ee Lamagacaabay

Akhriso :- Mushraxiinta Xilka Madaxweynaha Somaliya Oo Kasoo Horjeedtay Guddiga Doorashada Ee Lamagacaabay

0
Akhriso :- Mushraxiinta Xilka Madaxweynaha Somaliya Oo Kasoo Horjeedtay Guddiga Doorashada Ee Lamagacaabay

musharaxiinta utartameeysa madaxweynaha jamhuuriya faderaalka somaliya ayaa kasoo horjeestay gudigga doorashda kaas oo uu dhwaan magacaabay raiisu wasaraha xukuumada daeraalka somaliya maxamed xuseen rooble

waxaana ay sheegeen in gudigan uu yahay mid ay ku dheehantahay ku shubayo cod iyo boob  islamarkaasna aysan ka qeybgaleeyn doorashada

waxa ay tilmaameen in gudigaan ay ka buuxan shaqaale dowladeed iyo kuwa laga soo xulay sida ay sheegeen hay,ada nisa

Halkaan Hoose ka Akhriso

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here