Ana Sayfa Wararka Araaji Qabashada Musharaxiinata Utartamaya Maxweynaha Iyo M.Ku xigeenka Hirshabeelle Oo Maanta Bilaabaneysa

Araaji Qabashada Musharaxiinata Utartamaya Maxweynaha Iyo M.Ku xigeenka Hirshabeelle Oo Maanta Bilaabaneysa

0
Araaji  Qabashada Musharaxiinata Utartamaya  Maxweynaha Iyo M.Ku xigeenka Hirshabeelle  Oo Maanta Bilaabaneysa

Iyaadoo Shalay  Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka Hirshabeelle ay soo saaray jadwalka doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa manta waxa bilaabaneysa araaji qabashada musharaxiita utartameeysa xilalka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka hirshabeele

Waxaana Araaji qabashada iyo diiwaan gelinta musharaxiinta ay socneysa  laba maamood oo ka bilaabeynaysa manta oo  Axad iyo Isniin oo bisha November ay tahay 08-da iyo 09-ka sida ku cad shaxda ay guddigu soo saareen.

 

Maalinta Talaadada oo bishu ay ku beegantahay 10-ka ayeey xildhibaannadu dhageysa doonaan khudbadaha musharaxiinta Madaxweynaha iyo Madaxweyne ku xigeenka halka 11-ka bisha oo ku beegan Arbaco la qaba doono doorashada.

 

Guddiga doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ayaa  iyagu horay cod aqlabiyad leh ku meelmariyay xildhibaannada cusub ee baarlamaanka Hirshabeelle.

Waxaana la filayaa in khilaaf  iyadoo uusan jirin lasoo gabgabeeyo doorashada ka dhaceysa deegaanada maamulka hirshabeele maalinta arbacada soosocoto ayaana ladoorandoona madaxweynaha cusub ee uu yeelanay maamulka hirshabeelle

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here