Ana Sayfa Wararka R W Rooble Oo Magacaabay Guddiga Maamulaya Doorashada Xubnaha Somaliland ee labada aqal

R W Rooble Oo Magacaabay Guddiga Maamulaya Doorashada Xubnaha Somaliland ee labada aqal

0
R W Rooble Oo Magacaabay Guddiga Maamulaya Doorashada Xubnaha Somaliland ee labada aqal

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xalay magacaabay guddiga maamulaya doorashada xubnaha labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee ka soo jeeda Somaliland.

Halkaan Hoose Ka Akhariso

Khadar Xariir Xuseen
Sundus Ibraahim Cali
Axmed Daahir Xasan

Maxamed Cabdullaahi Jirde
Cabdiracmaan Cismaan Aadan
Samsam Maxamed Faarax
Najiib Xuseen Samaale
Khadar Cabdalle Aadan
Saynab Ismaaciil Xasan
Ifraax Cumar Ducaale
Umayma Cabdullaahi Ciise

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here