Gudoomiye Cabdi Xaashi oo Ka Hor Yimid Guddigii uu Magacaabay RW Rooble

0

Gudoomiyaha Golaha aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa ka hor yimid Guddigii uu xalay magacaabay Raisulwasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble, kaasi oo daadihin doona Doorashooyinka dalka.

Qoraal uu soo Saaray Gudoomiyaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdulaahi ayuu Ku Sheegay In Ra’isulwasaare Rooble Ka Tagay Xubnihii Uu u Gudbiyay  Sidaas Darteedna Xubnaha Cusub Ee Ra’isulwasaaruhu Magacaabay Aysan Matalin Gobolada Waqooyi.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here