Dil Ka Dhacay Waqooyiga Magaalada Gaalkacyo Iyo Al-shabaab Oo sheegtay Masuuliyada dilka

0

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya dil xalay ka dhacay waqooyinka magalada gaalkacyo ee xarunta gobolka mudug dilkaasi oo la sheegay in loogaystay masuul ka tirsana maamulka gobolka mudug ee qeybta putland

Debley hubeysan ayaa waxa la sheegay  in masuulka ay dileen xili uu kugna xaafada garsoor ee magalada gaalkacyo islamarkaasna waxa la sheegay in musuulkan uu ka sarkaal ka tirsana dowlada hoose magaalada galkacyo ee qeybta puntland.

Magaca sarkaalkan ka tirsana putland ee la dilay ayaa lagu soo gaabiyay madax wargalay iyadoona la sheegay in dilka ka dib deybleydii dilka geysatay ay iskaga baxasadeen goobta uu dilku ka dhacay

Ciidamo ka tirsan maamulka puntland ayaa iyaguna gaaray halka uu dilku ka dhacay waxaana la sheegay in ay meydka ka qaadeen goobta islamarkaasna ay dubadiiba ay halkaasi ka bilaabeen baaritaano kala duwan oo ay ku baadigoobayaan dadkii dilkaasi ka danbeeyay

Al Shabaab ayaa iyaguna  sheegtay in ay ka danbeeyeen dilka waqooyiga magalada galkacyo loogu geeystay sarkaal ka tirsana maamulka gobolka mudug qeybta puntland

Masuuliyiinka ka tirsan maamulada putlnd iyo galmudug ayaa dhowr jeer ooh ore lagu dilay waqooyiga magaalada gaalkcyo waxaana intabadan dilalkaasi masuuliyadooda gabarka u rita dagaalamayaasha alshabaab

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here