Ra’iisul Wasaare Rooble Oo Magacaabay Guddiyada Doorashooyinka Iyo Xalinta Khilaafaadka

0

Ra’iisul wasaaraha ukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa magacaabay  guddiga doorashooynka heer Faderaal iyo  guddiyada xalinta khilaafaadka doorashooyinka

qoraalka kasoo baxay xafiiska raiisul wasaaraha xukuumada faderaalka somalia ayaana lagu shaaciyay magacaabiyad gudiga doorashooyinka iyo xalinta Khilaafaadka

waxaana  Guddiyada uu magacaabay raiisul wasaare rooble l  faray in ay si hufnaan iyo caddaalad ku jirto u gutaan waajibaadka Shaqo ee loo egmaday ee ku  qeexan Heshiiskii Habraaca Doorashooyinka ee ay golaha wada tashiga qaranka ee heer faderaal iyo heer dowlad goboleed

Halkaan Hoose Ka Akhriso 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here