Akhriso:-Madaxweynihii Maamulka Hir-shabeelle Waare oo Iscasilay+Sababta

0

Madaxweynihii Maamulka Hir-shabeelle Dr Maxamed Cabdi waare ayaa sheegay in uu iska Casilay Xilkii Madaxweynahaa Maamulkaas.

Qoraal uu soo dhigay bartiisa bulshadda ayuu ku sheegay si waafaqsan qodobka 52aad ee Dastuurka Kumeel gaarka Hirshabelle uu isku casilay xilkii Madaxweynaha Hirshabelle.

Sidoo kale waxaa uu soo jeediyay in doorashada dib loo dhigo illaa dowladda Federaalka ka dhamaato, si iyadoo la miirqabo looga tashado dhismaha Hirshabelle cusub, lana saxo qaladaadkii hore, si ay u noqoto mid xasilloon oo waarta.

 

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here