Madaxweynihii Hore Ee Dalka Sheekh Shariif Sheekh Axmed Oo Maanta Gaaray Magaalada Jowhar

0

Wafdi balaaran oo hogaaminayo madaxweynihii hore Somalia sheikh shariif sheikh axmed ayaa muddo dheer kadib maanta gaaray magaalada jowhar xarunta gobola shabeelaha dhxe

Waxaana la sheegay in wafdiga madaxweyniihi hore ee Somalia sheeq shariif sheeq axmed ay  garoonka diyaarada magaalada jowhar ee casimada maamulka hirshabeele waxa siweyn ugu soo dhaweeyay  masuuliyiin ka tirsan maamulka hirshabeele oo iskugu jiray wasiiro iyo xildhibaano

Ujeedka madaxweyhii hore ee dalka sheeq shariif uu u tagay magaalada jowhar ayaa waxa lagu sheegay  dhiiragalinta iyo dar dargalinta doorashada ka dhaceysa deegaanada mamulka hirshabeele taasi oo la sheegay in laga cabsi qabo in musuqmaasug iyo wax isdaba marin in ay ka dhacdo wallow haatan si dar ah ah ay kusoo socoto doorashada

Madaxweyne shiiq shafiif oo horay u soo maamulay dalka ayaa waxa lagu wada tagitaankiisa magaalada jowhar kadib in uu halkaasi ka bilaabidoono kumo kala duwan oo uu la qadanayo  qaar ka mid  masuuliyiinta maamulka hirshabeele  odayaasha dhaqanka

Shalay ayaa qaar ka mid ah xildhibaanada cusub ee  barlamaanka maamulka hirshabeele oo ka harsana xildhibaanada barlamaanka labaad ee hirshabeele lagu dhaariyay magaalada jowhar ee caasimada mamulka hirshabeele

Waxaana haatan wixi kadanbeeya laga sugayaan xidhibaanada maamulka hirshabeele in ay soo doorataan gudoomiyaha iyo gudoomiye ku xigeenka barlamanka hirshabeele taasi xildhibaanada ay usii xigidoonto soo doorashada madaxeynaha cusub ee maamulka hirshbeele uu yeelanayo

Socdaalka uu madaxweynihii hore ee dalka sheeq shafiif shiiq axmed ku tagay magaalada jowhar ayaa waxa uu kusoo aadayaa xili mudooyinkii dambe ay soo baxayeen tabashooyin beelaha qaar ay ka muujinayeen doorashada ka dhaceysa maamulka hirshabeele

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here