Weerar Qasaare Geeystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

Warar dheerad ah ayaa kasoo baxaya israsaaseyn ciidamo ka tirsan dowladda iyo dabley hubeysan ku dhexmartay  isgooska dabka ee magaalada muqdisho

Waxaana la sheegay in iska hor imaadkan uu ka dhashay qasaare iskugu jira dhimasho dhaawac

Israsaaseynta ayaa waxa la sheegay in ay timid kadib markii ciidamado dhar cad ah oo ka tirsan ciidamada nisa ilaalada wadooyinka oo mooto saaran ay israsaaseyeen  dabley hubeysan islamarka uu sidaasi ku dhacay iska hor imaadku

Waxaana la sheegay in israsaaseyn taan uu ka dhashay qasare kala duwan inta la xaqiijiyay na waxa la sheegay in sexed ruux ay ku dhinteen halka tira kalana ay ku dhaawacmeen

Laamaha amaanka dowladda faderaalka Somalia ayaa sheegay in mid ka mid ah dableydii hubeysneyd ee weerarka soo qaaday oo dhaawac ah ay gacanta kusoo dhigeen islamarkaasna ay hayaan

Ciidamada dowladda ayaa la sheegay in gabi aanba in ay isku gadaameen halka uu weerarku ka dhacay taasi oo keentay in daqiiqao kooban uu hakadgalay

Ma ahan markii ugu horeysan oo uu iska hor imaad ciidamada dowladda iyo kooxaha hubeysan ku dhexmaro muqdisho

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here