Qasaare Nafeed Oo ka Dhashay Gaari Xamuul ah Oo Ku Rogmaday Qeybo ka mid Ah Shabeellaha Dhexe

0

Wararka ka imaanaya gobolka shabeelaha dhexe gaar ahaana degmada warshiikh in uu halkaasi uu ku rogmaday gaari weyn oo nuuca  xamuul  qaada ah kaasi oo uu ka dhasheen qasaare kala duwan

Gaari rogmaday ayaa waxa la sheegay in uu ahaa mid waday dhuxul iyadoona uu gadoomay xili uu marayay deegaanka burkakaal ee hooyimada degmada warshiikh

Shirkaan ayaa waxa la sheegay in uu ka dhashay qasaare nafeed waxaana ku geeriyooday hal ruux oo ka tirsana dadkii gaariga rogmaday saarnaa

Sodookale waxyaabaaha sabaabay shilkaani ayaa waxa ay wararku sheegayaan in gaaru uu xawli ku socday sidaasna uu ku rogmday

Qofka dhitay ayaa waxa la sheegay in marka hore uu soo gaaray dhaawac culus islamarkaasna loo lasoo cararay isbitaalada ku yala magaalada muqdisho intaasi ka dib markii la keenay mid ah isbitaalada muqdisho uu geeriyooday

Dadka gaariga saarna aayaana waxa tiradooda lagu sheegay in ay ahaayeen darawalka gaariga ka xeynayay iyo laba ruux oo kala oo caawyashiisa ah

Inta badan waddoyinka gobolka dalka ayaa waxa ka dhaca shilalal nuucani oo kale ah

Waxaana loo sababeeya wadooyika oo bur bursan iyo in gaarudu ay yihiin kuwa rar labadiyo xiliyada ay safrayaan.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here