Ra’iisul Wasaaraha Magacaaban Oo kulamo Siyaasaded Ka Wada Magaalada Muqdisho

0

Raiisul wasaaraha magacaaban ee dalka maxamed xuseen rooble ayaa saacadiihi lasoo dhaafay kulamo kala duwan uu oo siyaasadeed ka waday magaalada caasimada ah ee muqdisho

Waxaana raiisul wasaaraha cusub uu kalamo la qaatay masuulinyiin ka tirsanaa xukuumadii hore ee dalka kuwaasi oo iskugu jiray wasiiro iyo xidhibaano.

Maxamed xuseen rooble raisul wasaaraha magacaaban ee dalka ayaa kulan la qaatay siihaya raiisul wasaaraha dalka mahdi maxamed guuled qadar oo ay wehlinayeen wasiiro iyo xildhibaano ka tirsan dowladda faderalka Somalia.

Waxaa ay raisul wasaaraha cusub ay u sheegeen in ay garabtaagan yihiin islamarkaasna ay tgeersanyihiin

Waxaana ay ku bogaadiyeen shaqada adage e hortaala raisul wasaraha magacaaban in uu howshiisa uu uguto siwanaagsan

Sidookale waxa ay alle uga baryeen in uu raisul wasaare maxamed xuseen rooble uu ufududeeyo howlaha adag ee horyaala.

Maxamed xuseen rooble ayaatan iyo markii uu magacaabay madaxweynaha jamhuuriyada faderalka Somalia maalmo ka hor waxa uu waday kulamo kala duwan oo uu la qaadanayo masuuliyiinta dowlada iyo kuwa dowlad goboleedyada dalka kuwaasi oo intooda badan taageeray magacaabistiisa

Raiisul wasaaraha magacaaban ayaa sidookale la filayaan in maanta oo isniin ah uu hortago xildhibaanada golaha shacab si ay codka kalsoonida uu siiyaan.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here