Wararka ka imaanaya magaalada gaalkacyo ayaa waxa ay kusoo waramayaan in ciidamada amaanka ay gacanta kusoo dhigeen Askarin qof shacab ah dil ugeystay halkaasi
Ciidamada amaanka magaalada gaalkacyo ayaa waxa la sheegay in xalay howlgalo ay sameeyeen ay usuurtagashay in ay soo qabtaan askari qof shacab ah oo waxba galabsan maamumo ka hor ku dilay gudaha magaalada galkacyo
Taliska ciidanka booliska oo warbaahinta lahadlay ayaa waxay sheegen in ay gacanta ku hayaan askarii dilka geeystay islamarakaasna ay caladaalada hrgeyn doonan
Sidookle wararku waxa ay sheegayaan in askarigaan markii uu dilka geeystay ay israsaaseen dhaxmartay isaga iyo ciidamo boolis ah ku waasi oo doonayay in ay qabtaan
Waxaana la sheegay in israsaasentaasi ay geeysatay qasaare kala duwan iyadoona ay ku dhinteen ilaa iyo laba askari oo kale
Taliska ciidanka ayaa uga digay ciidamada in ay dhibaateeyan dadka shacab ka ah waxaana ya talisku sheegeen in askari falal kaasi oo kale sameeya ay cadaalada marsiin doonan

