Wararka aanu ka helayno deegano dhaca gobolka hiiraan ayaa waxa ay kusoo waramayaan in saacacadiihii lasoo dhaafay halkaasi lagu dilay nin can ka ahaa magaalada baladweyne
Magaalada baladweyne ee xarunta gobolka hiiran ayaa waxaa wararku ay sheegayaan in uu gaar ah uga uga dhacay dilku islamarkaasna koox hubeysan ayaa waxa lasheegay in guriigiisa ku dileen ninkan sida aad ka loo garanayay baladweyne.
Nin la dilay ayaa waxa magaciisa lagu soo koobay xuseen dhurwa waxaana la sheegay in dabley hubeysan ay gurigiisa ku weerareen islamarkaasa ay dileen
Wararka aan ka helayno magaalada baladweyne ayaa sidookale waxa intaasi kudarayaan in marxuunka la dilay iyo dableyda soo weerartay uu halkaasi dagaal ku dhexmaray
Waxaaana la sheegay in halkasi ay ku dhaawac meen qaar ka mid ah qoyska ninka la dilay
Waxaana sidookale la sheegay in dableydi weerarkan ka dambeysay ay goobta iskaga baxsadeen
Maalmihi aanu soo dhaafanay magaalada baladweyne waxa ka dhacayay falal amniga lidi ku ah oo ay geeysanayaan kooxo aan heybtooda la garaneyn islamarkaasna waxaa maamulka gobolka hiiraan uu sheegay in ay wax ka qaban doonan dad ka falalkaasi ku kacaya cadaalada ayhorgeyn doonan

