Kooxo hubeysnaa ayaa saakay Magaaladda Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya waxa ay ku dileen Askari ka tirsanaa Ciidamadda Nabadd Sugidda Dowladda Federaalka Soomaaliya.
Dilkaan ayaa ka dhacay Degmadda Xamar Jajab, ee Gobolka banaadir.
Sida ay inoo xaqiijiyeen goobjoogayaal kooxo bastooladdo ku hubeysnaa ayaa toogtay askariga Nabadd Sugidda ka tirsanaa,waxayna ka baxsaden goobta uu dilka ka dhacay.

