Ana Sayfa Wararka Faah-faahin:-Toogasho Ka Dhacday Magaaladda Muqdisho

Faah-faahin:-Toogasho Ka Dhacday Magaaladda Muqdisho

0
Faah-faahin:-Toogasho Ka Dhacday Magaaladda Muqdisho

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya askari ka tirsanaa Ciidamadda Dowladda Soomaaliya oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Kaawa-Godey Degmadda Dharkinley ee Gobolka Banaadir.

Sida ay inoo xaqiijiyeen Goobjoogayaal Kooxo Bastooladdo ku hubeysnaa ayaa Fuliyay Dilka,waxayna ka baxsadeen Goobta uu Dilka Ka Dhacay.

Askariga La dilay ayaa kamid ahaa Ciidamadda Canshuurta qaada ee Minishiibiyadda loo yaqaano.

Ciidamada Xarakada Shabaab ayaa Maalmihii u dambeeyay si aad ah usii kordhiyay weerarada ka dhanka ah Ciidamada AMISOM iyo kuwa Dowladda Federaalka ee ay ka fulinayaan gudaha iyo duleedka Magaaladan Muqdisho.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here