Wararka Gudoomiye Mursal oo Shaaciyay Xiliga uu Furmayo Kalfadhiga 6-aad Radio Simba - Ekim 5, 2019 0 Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay Taariikhda ku beegan tahay 09ka October 2019.