Ana Sayfa Wararka Gudoomiye Mursal oo Shaaciyay Xiliga uu Furmayo Kalfadhiga 6-aad

Gudoomiye Mursal oo Shaaciyay Xiliga uu Furmayo Kalfadhiga 6-aad

0
Gudoomiye Mursal oo Shaaciyay Xiliga uu Furmayo Kalfadhiga 6-aad

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa shaaciyey in Kalfadhiga 6aad ee Golaha Shacabka uu furmi doono maalinta Arbacada ah ee soo socota oo ay Taariikhda ku beegan tahay 09ka October 2019.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here