Ana Sayfa Wararka War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0
War Deg Deg:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

Qarax xoogan oo jugtiisa laga maqlay meelo kamid ah Magaaladda Muqdisho ayaa goordhaweyd dhacay Magaaladda.

Qaraxaan ayaa dhacay ka dhacay agagaarka Isgooska Kuliyadda Jaalle Siyaad Degmadda Deyniile ee Gobolka banaadir.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa lala eegtay  kolonyo gaadiid ah oo halkaasi marayay, waxaana lala eegtay  gaadiidka Ciidamo Talyaani ah oo Wadada marayay,wuxuuna ahaa Miino dhulka la galiyay.

Ilaa haatan lama oga khasaaraha ka dhashay qaraxaan, iyo cid sheegatay.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here