Al-shabaab ayaa goordhaweyd weerar ku qaaday saldhiga ugu weyn ee ciidamada Maraykanku ay ku leeyihiin Soomaaliya kaas oo ku yaalla Garoonka diyaaradaha ee Balodoogle ee Gobolka Shabeelaha Hoose.
Weerarkaan ayaa ku bilowday gawaari qaraxyo kusoo bilowday,waxaana xigay dagaal toos ah oo u dhaxeeya Al-Shabaab ee xerada soo weeraray iyo ciidamadii Maraykanka ahaa ee halkaas lagu weeraray.
waxaa la maqlayaa rasaas xoogan.
Simbanews.com kala soco