Ana Sayfa Wararka Al-shabaab iyo Ciidamadda Jubbaland oo ku Dagaalamay Cabdalla Biroole

Al-shabaab iyo Ciidamadda Jubbaland oo ku Dagaalamay Cabdalla Biroole

0
Al-shabaab iyo Ciidamadda Jubbaland oo ku Dagaalamay Cabdalla Biroole

Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Dagaal u dhaxeeyay Ciidamadda maamulka Jubbaland iyo kuwa Al-shabaab oo ka dhacay Deegaanka Cabdalla Biroole ee Duleedka Magaaladda Kismaayo.

Sida ay sheegeen dad ku sugan deegaanka Cabdalla Biroole dagaal culus ayaa labada dhinac ku dhaxmaray meel ka baxsan deegaanka, daryanka rasaas xooggan oo lays dhaafsanayay ayaa laga maqlayay dhulka howdka ah ee dagaalladu ka dhacayeen.

Warbaahinta Shabaab ayaa baahisay in dagaalka lagu dilay 3-askari oo ka tirsanaa Ciidamadda Maamulka Jubbaland,islamarkaana dagaalka lagu furtay qori PKM ah iyo dhowr qori AK47 ah.

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.