Ana Sayfa Wararka C/raxmaan Qaloosh oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

C/raxmaan Qaloosh oo Lagu Dilay Magaaladda Muqdisho

0
C/raxmaan Qaloosh oo Lagu Dilay  Magaaladda Muqdisho

Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya kooxo hubeysnaa oo goordhaweyd dil ka geystay Magaaladda Muqdisho.

Dilkaan ayaa ka dhacay Xaafadda Suuq Bacaad Degmadda Yaaqshid ee Gobolka Banaadir.

Marxuumka la dilay ayaa lagu magacaabi jirey Cabdiraxmaan Axmed Cabdulle Qaloosh,waxaana la sheegay in uu ahaa Nabadoon.

Nabadoonka la dilay ayaa waxaa la sheegay in uu ka tirsanaa ergadii magaalada Jowhar ku soo dooratay xildhibaanada golaha shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya.

Shabaab ayaa inta sheegta mas’uuliyadda dilalka noocaan oo kala ah.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here

Bu site istenmeyenleri azaltmak için Akismet kullanır. Yorum verilerinizin nasıl işlendiğini öğrenin.