Wafdi Ka Socda Qaramada Midoobe Oo Lagu Soo Dhaweyay Dhuusamareeb

0

wafdi balaaranoo uu hogaaminayo ergayga gaar ka ah ee qaramada midoobe james swan ayaa manta lagu soodhaweyay magaalada dhuusamareeb ee casimada mamulka galmudug

wafdigaan waxa garoonka diyaaradaha kusoo dhaweyay masuuliyiinka ka tirsan maamulka galmudug oo uu ugu horeyo madaxweyne ku xigeenka maamulka galmudug cali daahir ciid intaasi kadibna waxa loo galbiyay qasriga madaxtooyada galumudug

madaxweynaha maamulka galmudug axmed cabdi kaariye qoor qoor ayaa waxa maanta qasriga madaxtooyada ku qaablay xghayaha guud ee ergay gaarka ee qaramada midoobe soomaliya james swan

waxaana haatan lagu soo waramayaa in labada masuul uu kulan uga socdo magaalada dhuusamareeb islamarkaasna ay kawada hadlayaan  arima badan oo ku daabsan amniga dalka iyo doorashooyinka lafilayo in dalka ay ka dhacaan iyo sidii loo socod siin lahaa

waxaana imaanshiyaha  wafdigaan ka socda qaramada midoobe uu kusoo aadaya xili dalka uu hadan ku jiro xaalad kala uu guur ah islamarkaasna uu jiro muran xoogan oo hareyay doorashada dalka ka dhaceysa oo qayladhaanteeda la gaarsiyay qaramada midoobe

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here