Midowga Musharixiinta oo Ka Hadlay Warka Kasoo Baxay Guddiga Lagu Muransan Yahay

0

Warsaxaafadeed ka soo baxay Golaha Midowga Murashaxiinta ayaa ugu baaqay shacabka Soomaaliyeed, Dowlad Goboleedyada, bulshada rayadka ah iyo beesha Caalamka in ay qaswade u aqoonsadaan Madaxweyne Farmaajo, meelna looga soo wadajeesto, si wadajir ahna looga hortago ficillidiisa gurracan ee halista gelinaya nabadda iyo xasilloonida dalka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here