Madaxweynaha Soomaaliland Oo U Ambabaxay Dalka Jabuuti

0

wafdi balaaran oo uu hogaaminayo madaxweynaha maamulka soomaaliland ayaa maanta safar shaqo  u ambaxay dalka jabuuti

masuuliyiinta madaxweynaha soomaaliland safarkaan ku wehlinaya waxa la sheegay in uu ka mid yahay wasiirka arimaha dibada maamulka soomaaliland yaasiin xaaji fartoon in masuuliyiin kale

ujeedka safarka madaxweynaha soomaaliland muuse biixi cabdi  ayaa waxa lasheegay in uu daaran yahay casuumad rasimi ah madaxweynaha soomaaliland uu ka helay madaxweynaha dalka jabuuti ismaciil cumar geele

waxaana sidookale la sheegay in marka madaxweynaha soomaaliland uu halkaasi uu tago uu kulamo la qaadan doono madaxwenaha dalka jabuuti iyo masuuliyiin kale oo ku sugan dalkaasi jabuuti

waybaaha ugu mihiimsan ee kulanka madaxweynaha soomaaliland uu la yeelanayo  madaxweynaha dalka  jabuuti  ayaa sidookale  waxa la sheegay in uu ka midyahay sidii loo sii   xoojin laha xiriirka soomaaliland iyo jabuuti

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here