Waxaa fashil ku soo dhamaaday wada-hadalo u dhaxeeyay wasiirka wasaaaradda arrimaha gudaha iyo faderaalkaee Xukuumada soomaaliya janeraal muqtaar xuseen afrax iyo hogaamiyaha jahmadda gobolka hiiraan hogaamiyaha kacdoon shacab general xuud.
Wa-hadalka ayaa ku saaabsan sidii loo xalin lahaa colaadda gobolka hiiraan,kadib markii doorashadii jowhar ka dhacday kadib jamhadda loogu dhawaaqay gobolkahiiraan,kuwaasi oo dhowr jeer weeraro kusoo qaaday magaaladda beledweyne.
Abaandulaha jamhadda gobolka hiiraanoo la hadlay idaacadda samba ee magaaladda muqdisho ayaa sheegay in wada-hadalka wasiirka wasaaaradda arrimaha gudaha iyo faderaalkaee xukuumada soomaaliya janeraal muqtaar xuseen afrax iyo hogaamiyaha jahmadda gobolka hiiraan hogaamiyaha kacdoon shacab general xuud, la isku fahmi waayay.
Waxa uu sheegay in wasiirka uu hogaamiyaha ka dalbaday in uu u raaco magaaladda muqdisho ee caasimadda soomaaliya,halkaasna wada-hadal kulagalo dowladdadhexe iyo mas’uuliyiiinta maamulka Hir-shabeelle.
Abaandulaha jamhadda gobolka hiiraan ayaa sheegay in qorshaha dowladda uu yahay in general xabsiga la dhigo si lamid ah hogaamiyayaashii xisbulislaam iyo afhayeenka al-shabaab xasan daahir aweys iyo muqtaarroobow cali (abuu manuur), oo dowladda gacanta u gujira.

