Musharixiinta Madaxweynaha oo Sheegay in Farmaajo uu Wado Daan-daansi Dagaal

0

Golaha Midowga Musharaxiinta Madaxweynayaasha ayaa war goor dhow ay soo saareen waxay ku cambaareeyeen Ciidamada saaka la dul dhigay xarumaha ay ka degan yihiin magaalada Muqdisho iyo qaar ka mid ah waddooyinka.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here