Ciidamada Amaanka Oo Soo Qabtay Nin La Sheegay in Dilal uu ku Luglahaa Oo Muddo La Raadinayay

0

Saacadiihii Lasoo Dhaafay Ciidamada Amaanka maamulka Galmudug Ayaa waxa ay gacanta Ku dhigeen nin La sheegay in uu Kulug lahaa dillal ka dhacay deegaanada maamulkaasi

waxaana la sheegay in nin ay ku raadjoogeen mudo dheer islamarkaasna ay raadinayeen ciidamada amaanka maamulka galmudug

Ciidamada Nabadsugida Galmudug ayaa xalay Magaalada Cabudwaaq ka so qabteen nin lagu Magacaabo Botaan oo in Mudo ah ay Nabadsugida Galmudug raadinasay

Shaqsigaan la qabtay ayaa waxaa uu Ku edeysan yahay in uu wax ka abaabulay dilkii Bishii hore Magalada Cabudwaaq logu geystay labo qof oo Shacab ah.

Ciidamada Nabadsugida Galmudug markay qabteen bootan waxay ku waraysteen Xaruntooda Magaalada Cabudwaaq ee Mashruca waxana ka dib lo so gudbiyay Magaalada Dhusamareeb ee Caasimada Galmudug. Qabashada shaqsigaan ku edeysnaa Abaabulka dilkii Cabudwaaq ka dhacay Bishii hore ayaa waxay wax weyn ka tari doonta Amniga Magaalada Cabudwaaq oo hada ka soo raynayo

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here