Wararkii Ugu Dambeeyay Dagaal iyo Qaraxyo Ka Dhacay Deegaanka Bacaadweyne

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaal iyo qaraxyo maanta ka dhacay Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

Al-shabaab ayaa weerar ku bilowday qaraxyo waxa ay ku qaadeen Saldhig Ciidamadda Dowladda Federaalka Soomaaliya ay ku leeyihiin Deegaanka,waxaana xigay dagaal dhexmaray Labadda Ciidan.

Sida lagu daabacay warbaahinta Dagaalyahnadda Al-Shabaab,waxaa weerarka lagu qabsaday 5-gaari oo kuwa Dagaalka ah.

Ma jiro wax war ah oo kasoo baxay dhanka Dowladda Soomaaliya oo loogu hadlaayo dagaalka ka dhacay Deegaanka Bacaadweyne ee Gobolka Mudug.

 

 

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here