Macalin ilkacase iyo laba nin Oo kale oo saakay dil lagu fuliyay

0

Maxkamada ciidamada qalabka sida ayaa saakay waxa ay xunkun dil ah ku fulisay sadax nin oo dilal kala duwan geeystay

Waxaana nimaankaan magacyadooda lagu sheegay Maxamed Xaaji Axmed oo magiciisa Afgarshadu ahaa Ilkacase.
Saalim Saciid Maxamed oo magiciisa Afgarashadu ahaa Salmaan & Axmed Maxamed Haashim oo magiciisu Afgarashadu ahaa Carab iyadoona la sheegay in toogasha lagu fuliyay saakay ay aheyd mid horay ugu xukumeen Heerarka Maxkamadda Ciidamada Qalabka Sida.

Warka soo baxay dowladda lagu sheegay in Shabakad ka tirsan dagaalamayaasha Alshabaab oo ka shaqeysa Dilalka Qorsheysan ay ahaayeen ragaan.

Maxkamada ciidmada ayaa muddo kadib saakay fulisay xukun dil ah
Waxaana sidaan oo kale maxkamadu ay u fulisay dad ay xukuntay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here