waxa la soo sheegayaa in magaalada ankara ee dalka turkiga uu saacadiihi la soo uu ku geeriyooday alaha u naxriistee wasiirkii hore ee aminga maamulka putland khaliif ciise muddan
marxuun khaliif ciise muddan ayaa waxa lasheegay in maalmiihii dambe uu ku jiray isbtaalka ku yaal dalka turkiga islamarklaasna uu la dhibaatoobayay xanuun daran oo hayay
qaar ka mid ah eheladda marxuunka ayaa xaqiijiyay geerisa waxaana ay sheegeen in uu geeriyyday khliif ciise muddan
wasiir kii hore ee amniga putland marxuunka khaliif ciise muddan ayaa waxa wararku ay sheegay in uu ku dhacay cudurka corona virus islamarkaasna ay taasi keentay in loo qaado dalka turkiga halkaasi oo ugu danbeyn maanta uu ku geeriyooday
marxuun khaliif ciise muddan ayaa waxa la sheegay in uu in badan kusoo guda jiray siyaasada maamulka putland isagoo soo noqday la taliyaha amniga madaxweynaha dowlad goboleedka putlan saciid cadulahi dani
masuuliyiin ka tirsan maamulka putland ayaa lafilyaan in gordhaw ay ka tacsiyadeeyaan geerida ku timid alaha unaxriistee wasiir kii hore amniga putland khaliif ciise muddan

