Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya Cabdi Xaashi Cabdillaahi ayaa soo saaray habraaca doorashada Xildhibaanada labada aqal ee Baarlamaanka Federaalka ku matalaya gobolada Waqooyi ee Soomaaliya.
Halkaan Hoose ka Akhriso Habraaca Doorashada Xildhibaanada Waqooyi



