Deg Deg :- Qarax Qasaare Geeystay Oo Ka Dhacay Magaalada Muqdisho

0

warar kala duwan ayaa kasoo baxaya qarax xoogan oo goordhaw  ka dhacay meel aan ka fogeyn isgooska fagax ee magaaladda muqdisho

qaraxan ayaa waxa lasheegay in lala eegtay kolonyo ay wateen ciidamada amisom oo marayay halka looyaqaano  Dabaqa Dhiiga oo udhaw Masaajidka Turkiga oo dhanka Waqooyi ka xiga Isgooska Fagax ee  magaalada Muqdisho.

dad joob joogayaalka ah ayaa wax ay sheegeen in qarax uu xigay rasas iyo hub culus islamarkaasna aysan xaqiijin karin qasaaraha ka dhashay qaraxaani

sidookale waxa la sheegay in cabsi xoogan ay soo foodsaartay  dadka deegaanka iyo gaadiidleeyda isticmaaleysay  isgooska fagax ee magaalada muqdisho

qaraxaan ayaa waxauu imaanayaa xili shay magaalada muqdisho uu ka dhacay qaraxan oo gan oo dhimasho iyo dhaawac sababay

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here