Faah-faahino:-Qarax Ka Dhacay Magaaladda Muqdisho

0

Faah-faahino dheerad ah ayaa kasoo baxaya qarax ismiidaamin ahaa oo goordhaweyd ka dhacay magaaladda muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya.

Qaraxa oo uu fuliyay nin isku soo xirey waxyaabaha qarxa ayaa ka dhacya maqaayad ka soo horjeeda Dugsiga Tababarka Jen. Kaahiye ee School Polizio.

Warar soo baxaya ayaa sheegaya in qaraxa uu geystay khasaare dhimasho dhaawac isugu jira.
Maqaayad la isku qarxiyay ayaa la sheegay inay ka mid tahay maqaaxidaha ay ka cunteeyaan dadka caadiga iyo ciidanka Booliska.

CEVAP VER

Please enter your comment!
Please enter your name here